Global TIS is best contacted through WhatsApp or local call. We will equally respond email contacts during working hours. We are based near Maka Mukarama Road, near turn of Haji Pasta, our office is in close proximity to Tre-Piano, Taleeh, Hodan District of Mogadishu. Sida ugu fudud ee naloola soo xidhiidhi karo waa WhatsApp, sidoo kale waad na soo wici kartaa waqtiyada shaqada. Fariimaha Emailka wa laga jawaabayaa waqtiga shaqada lagu jiro. Xafiiskeennu waa Jiirada Xaaji Pasto, u muuqda Jidka weyn ee Maka Mukarama una dhow Tre-Piano, xaafadda Taleh ee Degmada Hodan, Muqdisho.